Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dagaalkii Tukaraq & gaadiid la kala qabsaday (Daawo Sawirro)

Dagaalkii subaxnimadii hore ee maanta ka bilowdey degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa qaboobey caawa gabal dhicii ka dib markii roob xooggan uu ka da’ay goobaha lagu dagaalamayey kaasoo hakiyey socodka gawaarada gaashaaman ee dagaalka la isku adeegsanayey sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaankaas oo saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dagaalkii Tukaraq & gaadiid la kala qabsaday (Daawo Sawirro)